Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo xabsi la dhigay iyo Xog ku aadan sababta loo xiray

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Maamulka Puntland ayaa xalay lagu xiray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Xubnaha la xiray ayaa waxaa ka mid ah Isku-duwaha Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland ee Gobolka Gardafu Mahad Cali Carcar Daa’uud iyo Agaasime waaxeed ka tirsan isla wasaaradda oo Magaciisa lagu sheegay Eng. … Continue reading Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo xabsi la dhigay iyo Xog ku aadan sababta loo xiray